Category One going projects

ONGOING PROJECT G+4 DGEMADA ABDI AZIZ.

Waxa Meel fiican maraayo dhismahan oo ey dhiseyso Shirkada Dhismaha Ee Waxaa laga dhisayaa G+4. Magalada Mugadisho Degmada Abdi Asiis gaar ahaan Agagaarka koonis. Waxay Shirkadu Dhayib Construction & Engineering Consulting Company ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villada, Naqshadaynta…