ONGOING PROJECT G+4 DGEMADA ABDI AZIZ.

Waxa Meel fiican maraayo dhismahan oo ey dhiseyso Shirkada Dhismaha Ee Waxaa laga dhisayaa G+4. Magalada Mugadisho Degmada Abdi Asiis gaar ahaan Agagaarka koonis. Waxay Shirkadu Dhayib Construction & Engineering Consulting Company ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villada, Naqshadaynta iyo Qimaynta Guryaha oo la idinku samaynayo Naqshad casriya Tayasare leh iyo Qimayn Idin Raaligalisa. Nagala soxirir Tell:+252-612887700/+252-615889051/+252-615855270

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *