ismaciil mire

ismaciil mire

END PROJECT VILLO VIP AH KAXDA XAAFADA IFTIN..

Gurigii 3,aad ayey maanta si rasmi furaha ugu wareejisay milkiilaha Shirkada Dhismaha Ee Waxaa laga dhisay FILOYIN. Magalada Mugadisho Degmada Kaxda gaar ahaan xaafada IFTIN. Waxay Shirkadu ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villada, Naqshadaynta iyo Qimaynta Guryaha oo la…

ONGOING PROJECT G+4 DGEMADA ABDI AZIZ.

Waxa Meel fiican maraayo dhismahan oo ey dhiseyso Shirkada Dhismaha Ee Waxaa laga dhisayaa G+4. Magalada Mugadisho Degmada Abdi Asiis gaar ahaan Agagaarka koonis. Waxay Shirkadu Dhayib Construction & Engineering Consulting Company ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villada, Naqshadaynta…