END PROJECT VILLO VIP AH KAXDA XAAFADA IFTIN..

Gurigii 3,aad ayey maanta si rasmi furaha ugu wareejisay milkiilaha Shirkada Dhismaha Ee Waxaa laga dhisay FILOYIN. Magalada Mugadisho Degmada Kaxda gaar ahaan xaafada IFTIN. Waxay Shirkadu ogaysinaysa Macamiisheda inay uhayso Dhisida , Dabaqyada,Villada, Naqshadaynta iyo Qimaynta Guryaha oo la idinku samaynayo Naqshad casriya Tayasare leh iyo Qimayn Idin Raaligalisa. Nagala soxirir Tell:+252-612887700/+252-615889051/+252-615855270

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *